Baaritaan la sameeyay ayaa lagu sheegay in raggu ay si aad ah u fiiriyaan haweenka gaar ahaan iyagaga oo hal meel ka beegsada , warbixinta ayaa lagu xusay sababta ay aad ugu fiiriyaan halkaas xubin .
Ragga dhamaantood ayaa aad uga hela naasaha haweenka oo marka kaliya oo ay eegayaan isha kusii naba , xubinta dumarka ayaa lagu xusay warbixinta in ay raggu sida magnetka oo kale ay usoo jiidato kuna abuurta dareen .
Warbixinta ayaa sii raacisay in nimanku ay dareen xad dhaaf ah kaqaadaan xubintaas , iyaga oo isbela xaaladdii ay kusugnaayeen waqtigaasi ; heerkooduna uu noqonayo mid kafekera ciyaarta sariirta .
Haweenka ayaa iyana lasheegay in ay tahay halka ay kagaaraan gariirka galmada ; iyaga oo xishood kamuujiya kolku ninku aad u fiiriyo naasaheeda iyada oo durbadiiba habkii ay usocotay ama u istaagnayd bedesha .
Sidookale warbixinta shaacisay in haweenku aysan baneeynin xubintan aadka muhiimka u ah iyadoo beryahan danbe ay soo badaneyso in ay daboolka kaqaadaan tani waxa ay sababi kartaa in uu iloobo ninku shaqadiisa uu gacanta ku hayay sida asiga oo xafiiskiisa fadhiyo oo uu arko haweeney shidan
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at