daajis.com:- Waxaa Goor Dhawayd Magaalada Buuhoodle Lagu soo Gabo Gabeeyey Doorashadii Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Baarlamaanka Khaatumo Waxaana Xilkaasi Isu soo Sharaxay Labo Xubood oo kala ahaa Abdi Kariim Jamac Askar iyo Deeqa Maxamuud jamac Waxana Guushu ku Raacday Abdikariim Jamac Askar.
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh ayaana Khudbad Dheer Halkaasi ka Jeediye Isaga iyo Gudoomiyiha Baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar Xasan oo ka Hadlay Doorashada Maanta ka dhacay Buuhoodle.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:04 and have
, Published at