MUUQAAL: Hooyada dhashay Gabadhii Isku gubtay Australia oo lagu waraystay Garoowe iyada oo doonatay Baasaboor

MUUQAAL: Hooyada dhashay Gabadhii Isku gubtay Australia oo lagu waraystay Garoowe iyada oo doonatay Baasaboor

daajis.com:- Xaali Ismaaciil Aadan oo ku sugan magaalada Garoowe  ayaa sheegtay inay tahay Hooyada dhashay Gabadhii Soomaaliyeed ee dhowaan isku Gubtay Jasiirada  Nauru  ee Dalka Australia.


Xaali oo sheegtay inay Inay Gabadhaasi ka mid  tahay 8-Caruur ah,   oo Abaahood Dhintay, Waxayna sheegtay inay ka timid Magaalada WAJAALE, iyadoo sheegtay inay Garoowe kasoo doonatay Baasaboorka Soomaaliga, Si ay fursad ugu hesho inay Safar gasho oo ay ka wardoonto Xaalada Gabadheeda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada