Muuqaal: CADAMI oo ka hadlay maamul beeshiisu uga dhowaaqday XINGALOOL Iyo Gudomiyihii Laascaanod ka cararay

Muuqaal: CADAMI oo ka hadlay maamul beeshiisu uga dhowaaqday XINGALOOL Iyo Gudomiyihii Laascaanod ka cararay

daajis.com:- Axmed Xaaji Cali Cadami oo Wasiirka gaashaandhiga ugu magacaaban maamulka Somaliland, ayaa wuxuu ka hadlay maamul Xubno kamid ah Beeshiisa ay dhowaan uga dhowaaqeen Deegaanka Xingalool,


Dhinaca kale wuxuu ka Hadlay Weerarkii lagu qaaday Gudoomiyaha Gobolka Sool ugu magacaaban maamulka Somaliland, Kaasi oo magaalada Laascaanood isaga baxay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada