Video: Jamaal Cali Xuseen iyo Saraakiil Shaaciyey Waqtiga Xilka Laga Qaadayo Faysal Waraabe iyo Xiisad cirka gashay

Video: Jamaal Cali Xuseen iyo Saraakiil Shaaciyey Waqtiga Xilka Laga Qaadayo Faysal Waraabe iyo Xiisad cirka gashay

daajis.com:- waxaa maanta magaalada hargeisa Saxaafada kula hadlay Jamaal Cali Xuseen iyo Saraakiil ka tirsan Xisbiga UCID oo mudooyinkan khilaaf xoogan uu kala dhexeeyay Faysal Cali waraabe, waxayna si adag uga hor yimaadeen Xilka qaadis uu Habaynkii Xalay sameeyay Faysal Waraabe.


Kulanka ayaa waxaa lagu shaaciyey Xiliga rasmiga ah ee la qorsheeyay in Xilka looga qaado Faysal Waraabe, Iyagoo ku sheegay inuu yahay Shaqsi Boorso ku qaatay Xisbigii, waxaana sidoo kale madasha ka hadlay Masuulka Xilka laga qaaday kaasi oo ku Hanjabay inuu shaacin doono arimo badan oo Qarsoonaa, isagoo xusay inaan dib loogu dulqaadan doonin Faysal Waraabe.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada