DAAWO VEDIO: Somaliland oo P/land ku wareejiysay Gaari lagala baxsaday Mr Camey & Booliska Garowe oo ka hadlay..

DAAWO VEDIO: Somaliland oo P/land ku wareejiysay Gaari lagala baxsaday Mr Camey & Booliska Garowe oo ka hadlay..

daajis.com:- Booliska maamulka Puntlland ayaa ka warbixiyay Gaari horay loogala goostay dhanka Somaliland oo hada gacanta dib loogu soo geliyay.

Taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Puntland C/risaaq Yuusuf Afgaduud oo warbaahinta Puntland la hadlayay ayaa sheegay in Booliska Somaliland ay dib u soo celiyeen Gaari uu sheegay in lagala fakaday Booliska Puntland.

Gaariga oo ah nuuca Toyota oo Soomaalidana ay u taqaano labo shireey ayaa horay warbaahinta Soomaalida waxay u qoreen in lagala goostay madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland inkastoo uu beeniyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada