VIDEO :- Waayeel London ka tegay oo arrin aan laga fileyn ka sameeya Muqdisho

VIDEO :- Waayeel London ka tegay oo arrin aan laga fileyn ka sameeya Muqdisho

daajis.com:- C/qaadir Cabdikariim “Mirig” oo mudo sodan sano ah ku noolaa dalka Ingiriiska ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay hab cusub oo kaalin ka qaadan karta wacyi gelinta iyo baraarujinta tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Ninkaani oo naftiisa tahriib ku galay dalka Ingiriiska mudo fog ka hor, waxaana ninkaani uu wadooyinka Muqdisho ku maraa socod isagoo ku labisan dhar calanka Soomaaliya ku sawiran yahay gacantana ku wado makroofan.

Dadka Muqdisho ayaa ninkaan u haysto nin waalan oo lagu soo maray Yurub, marka qaabka uu u wacyi gelinayo dadka doonaya tahriibka iyo erayada uu adeegsanayo oo ah kuwo xambaarsan murti suugaaneed.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada