daajis.com:- Assalamu Calaykum waraxmatullahi wabarkatuhu Nabi Ibraahim isaga oo yar oo aan nabi ahayn ayuu Allah xikmad iyo celmi siiyay. Waxa uu arkay in aabihii iyo tolkiis waxa ay caabudayaan aanay sax ahayn. Wuxuu doonay in uu qanciyo. Doodii dhexmartay isaga, aabihiis iyo tolkiis ayaanu maanta kaga hadlaynaa barmamijka 18 aad ee qisooyinka Quraanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:40 and have
, Published at