Daawo Al-jazeera: Dhadhaab oo khasab Dadka Lagu Celinayo iyo Aabe Sheegay in Caruurtiisu ku biiri doonto Al-shabab

Daawo Al-jazeera: Dhadhaab oo khasab Dadka Lagu Celinayo iyo Aabe Sheegay in Caruurtiisu ku biiri doonto Al-shabab

daajis.com:- Maxamed Cadow oo kamid Saxafiyiinta ka howl gala Al-jazeera ayaa Warbixin  ka diyaariyey Xerada Qaxootiga ee Dhabaab, Iyagoo sheegay in Si Khasab ah loogu Celinayo Soomaaliya.


Mid kamid ah Odayaasha ku Nool Xeradaasi ayaa wuxuu sheegay in Caruurtiisa marka hada lagu Celiyo Soomaaliya ay ku Biiri Doonaan Dagaal yahanada Al-shabaab, Jubaland, Baydhaba iyo Galmudug.

Sidoo kale Xidhitaanka Xerada Qaxootiga ayaa saamayn ku yaalan doonta Ganacsato kasoo jeeda Kenya, Kuwaasi oo Faa’iido badan ku qabay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada