daajis.com:- Siyaasiga Cali Xaaji Warsame ayaa Cadeeyey Inuu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya 2016 Isagoona Sheegay inuu Aamin san yahay Inuu wax badan ka Badali karayo Xaalada Soomaaliya, wuxuuna madaxda dowlada ugu baaqay Inay fuliyaan balan Qaadka Inay Doorashada Xiligeeda Ku dhacdo.
Cali Xaaji Warsame oo Wasiir kasoo noqday Puntland, ayaa eedayn kulul usoo jeediyey Madaxwayne Xasan sheekh oo sheegay inaanu waxba Qaban, Wuxuuna Xusay in xaalada magaalada Muqdisho ay ka Liidato sidii ay ahayd Sanadii 2012-kii, Wuxuuna sidoo kale Waraysiga ku sheegay in qaraxyada iyo Weerada ka dhaca Al-shabaab keliya ayna gaysan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
