daajis.com:- Waxaanu Halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Todobaadkan lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan, waxaana soo jeedinaya Ridwaan X. C.wali iyo Maxamed Cabdi Sandheere.
Qodobada toddobaadkan waxaa ka mid ah “Hillary Clinton oo taariikh ka sameysay Maraykanka, kadib markii ay noqotay haweenaydii ugu horreysay ee murashax u noqoto xisbi; Saameynta uu dunida ku lahaa Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay; Ehelada xildhibaannadii Muqdisho lagu dilay oo ka hadlaya dareenkooda iyo qodobo kale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:56 and have
