daajis.com:- Abwaanada HIBO NUURA oo kamid ah dadka ugu caansan Bulshada Soomaaliyeed, Horayna uga mid ahaan Jirtay Fanaaniinta Soomaaliya, ayaa waxay Baaq kasoo saartay Colaada ka taagan gobolka Sool, Iyadoo sheegtay inuu Cadowgu ku qoslayo Beelaha wada dhashay ee dagaalamaya.
Dhinaca kale Abwaan Luqmaan ayaa isaguna Suugaan ku cabiray dhibaatada ay leedahay Dhiiga qof muslim ah oo Macno daro loo daadiyo iyo xaalada ka taagan gobolka Sool.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:00 and have
