daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Xiiso leh oo ku saabsan Gaadhiga Madaxwaynaha dalka Maraykanka Brack Obama ee loo yaqaano GOR-GORKA.
Marka aad aaragto Gaadhiga Gorgorka ah ee Madaxweyne Obama waxa uu daaha ka qaadayaa xogta iyo Asraarta ku duugan ka hor inta aynaan barnaamijkeena ku daahqaadin, waana gaadhi karti u leh inuu iska difaaco gantaalaha iyo hubka kiimikada ah, waxana uu xambaarsan yahay agabka qaraxyada ka hortaga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:41 and have
