Munaasabad dhaarinta Safiirka cusub ee Mareykanka Stephen Schwartz ayaa waxaa ka qeyb galay Kuxigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda u qaabilsan Afrika, Diblomaasiyiin iyo saraakiil ka socotay Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka.
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Stephen Schwartz oo khudbad ka jeediyay dhaarta kadib ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhiso Ciidan Soomaaliyeed oo ka adkaada Al-Shabaab, Waxuuna sheegay in Soomaaliya ay taageero ka heshay Ciidamada Midowga Afrika, balse haatan la gaaray waqtigii Ciidamada Soomaaliya lagu wareejin lahaa ammaanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
