Tallaabooyin Subaxaaga Ka Dhigaya Mid Jawi Degan Ku Bilowda

Tallaabooyin Subaxaaga Ka Dhigaya Mid Jawi Degan Ku Bilowda

daajis.com:- subax kastaHalkaan maanta waxaan kaga hadlaynaa waxybaabo hadaad samayso nafsadaada ka dhigaaya maalintaas oo dhan maalin farxad leh

Wanaaji isticmaalka wanaagsan ee tamartaada, ma aha waqtigaada oo kaliya:
Waxaa muhiim ah in aad ka fikirto si aad tamarta u isticmaali doontid oo ah in aad awood u leedahay qabashada qaar ka mid ah waqtiyada qaarkood shaqooyin saamayn leh abuura, tusaale ahaan aragtida hal abuurka leh ee inta badan aad uga sarreysa dadyowga kale waxay ku imaanaysaa inaad haysatid fikradahaan subax kasta

Waa inaad joojisaa balamahaada iyo wareysiyadaada, teleefonada iyo warqadaha aad diri lahayd Ma u baahan tahay tamarta sidaas hal abuurka u leh ? Sidaa darteed waa in aad ku shaqayso tamar ku haboon si aad u gaartid ujeedadaada. Tani waa su’aasha ubaahan in la helo jawaabta ku saabsan waxa ay tahay awooda ku haboon in aad subaxdii isticmaashid?? Iswaydii marka hore Waa maxay hawsha ay tahay in la fuliyo ??

2. Diyaar garow habeenka hore: Diyaari shaqooyinka barri aad qaban laheed isla habeenkaas inta aadan seexan 10 daqiiqo guduhood samayso liis aad ku xustay shaqooyinka barri aad qaban laheed

3. Ha furin e-mailadaada ku saabsan shaqada ilaa aad barri subax ku gaarto waqtiga ku haboon . hagaag ,arrintaan waxay ubaahantahay dhiiranaan badan maxaa yeelay haday arrin degdeg ahi jirto waxaad ku heli laheed warka jira warlaliska ama telefoonka sida loo yaqaan

4. Ha furin taleefoonkada subuxi markaad soo kacdid oo haku bilaabin waagaada qabashada taleefonka

5. Ku shaqee qol aan qabow laheen oo diirimaad ah

6. Fariiso kadibna joogso markale , maxa yeelay mararka qaarkood si jirkaada u helo ogsijiin aad ufiican , iska ilaali cudurada xun xun fadhi xumadaada darteed
7. Cun raashin fiican kadib shaqooyinkada adag ,cunista raashinka bmarkaad baahato gaar ahaan markaad shaqo adag kasoo baxdid ,waxaad helaysaa caafimaad iyo raax jirkaada ka imaada

8. Baro dheel aad markasta ciyaari karto adigoo horumar ka samaynaayo ciyaarta laftigeeda si markaas ay kuugu suuragasho inaad ku raaxaystaid waqtiyadaada nasashada aad leedahay

W/Q: Dr. Usama Cismaan

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada