VIDEO:- Amniga Magaalada oo la Adkeeyay & Hoteelkii la Qarxiyay oo Dib u Dhis Lagu Bilaabay

VIDEO:- Amniga Magaalada oo la Adkeeyay & Hoteelkii la Qarxiyay oo Dib u Dhis Lagu Bilaabay

daajis.com:-  Inta lagu gudo jiro Bisha barakaysan ee ramadaan ayaa waxaa ciidamada Boolisku ay aad u xoojiyeen xaqiijinta amniga Caasimaddsa Muqdisho, waxa ayna habeen iyo maalin Baaritaan ka wadaan Isgosyada Waaweyn ee Magaalada.

Ururka Al shabaab oo bilawgii bisha Ramadaan ku baaqay weeraro horleh oo ay qaadi doonaan inta lagu guda jiro bishan aynu ku jirno ee ramadaan, ayaa sanadkani uu yahay mid ilaa iyo hadda aad u yar, hadii aad bar-bar dhigto sanadihii hore ee la soo dhaafay.

Wasiirka Amniga ayaa sheegay in Ururka Al Shabaab Markii uu Weerari waayay Xarumihii Dowladda, uu Hadda u soo jeestay goobaha shacabka ay ku sugan yihiin sida, Hoteeladda iyo Maqaayadaha Laga Cunteeyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada