Daawo:- Faysal Waraabe oo Caydhiyey Haweenay eedaymo kulul usoo jeedisay

Daawo:- Faysal Waraabe oo Caydhiyey Haweenay eedaymo kulul usoo jeedisay

daajis.com:- Faysal daawoFaysal Cali waraabe ayaa wuxuu Xilkii ka qaaday Rooda Axmed Yaasiin oo ugu Magacownayd Xisbiga UCID magaalada Berbera, waxayna Arintaani ka danbaysay Markii ay Warbaahinta usoo Marisay Eedaymo ay usoo Jeedisay Faysal Waraabe.


Dhinaca kale Faysal Ayaa wuxuu ku eedeeyay inay Aflagaado u gaysatay Dawlada Imaaraadka Carabta, Xili ay ka hadashay Arimaha ka taagan magaalada Berbera.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada