U Diyaar garowga Maalinta Ciida oo si Habsami Leh uga Socota Caasimadda Muqdisho (VIDEO)

U Diyaar garowga Maalinta Ciida oo si Habsami Leh uga Socota Caasimadda Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:-  Iyadoo ay fooda inagu soo hayso maalinta farxadda baadan ee ciidul fidriga ayaa suuqyada Magaalada Muqdisho waxaa laga Dareemayaa u diyaa garowga Maalinta Ciida, iyagoo dadkuna ay iibsanayaan dharka, iyo badeecadaha kala duwan.

Goobaha Sida weyn mashquulka looga dareemayo ayaa wax ka mid ah suuqa weyn ee xamar-weyne oo ah suuq lagu iibiyo dharka noocyadiisa kala duwan iyo Macmacaanka sida Buskudka iyo Xalwada.

Qaar kamid ah Dadka ku nool magaalada Muqdisho oo ka dukaamanaysaya suuqaasi ayaa sheegay in xiligan ay u diyaargarobeen dabaaldagga maalinta Ciidul fadriga oo maalmo kooban ay inaga xigaan.

Ganacsatada dharka ee Suuqa Xamar-weyne oo iyaguna la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka ku nool magaalada ay si weyn ugu diyaar garoobeen maalinta farxadda badan ee ciidul fadriga, iyagoona sheegay badankood in Ciidani dhaq-dhaqaaqa ganacsi si wanaagsan uu ku socdo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada