daajis.com:- Hooyooyin Soomaaliyeed oo uu dhaawac ka soo gaarey Weerarkii ka dhacay Garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istambuul ee dalka Turkiga ayaa markii ugu horeysay ka waramey sida ay wax u dhaceen iyo qaabka ay u dhawaacmeen iyadoona sheegay in ragii weerarkaas fuliyey masaafo aad u yar ay u soo jirsadeen xilli ay rasaas xoogan ridayeen.
Dhinaca kale waxaa shamso Safarka ku wehelisay Walaasheed Khadro maxamed Cabdulle iyadoon Markii ay Rasaastu Bilaabtay Garoonka ku dhex Suuxday, waxayna walaasheed heshay mudo 24-Saacadood kadib ah, waxayna hada Dhakhtar kula jirtaa Shamsa.
Maamooyinkan Soomaaliyeed ayaa waxaa uu weerarkaas uu ku qabsaday garoonka xilli ay Taransit ay ku ahaayeen garoonka, iyadoona uu Shamso ay wax ka soo gaarey xaga lugta ka dib markii ay is buurteen dad badan oo naftooda la cararaayey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:30 and have
