daajis.com:- Gabadhan lagu magacaabo Suleekha Cabdulaahi Cabdirisaaq ayaa ku jirta Cisbitaal ku yaala magaalada Kismaayo iyada oo ku jirta dhaawac halis ah kadib markii sayigeeda oo ay is qabeen muddo laba bilood ah uu dab iyo baasiin qabadsiiyay. qisadan xanuunka badan ayaa dad badan ka ilmaysiisay markii ay daawadeen muuqaalkan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:00 and have
