daajis.com:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in gobolka banaadir ay ka dhamaatay xilligii xoog lagu heysan jiray hantida shacabka.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in aysan jirin doonin in si qasab ah ama xoog ah muwaadiniinta gobolka Banaadir loo heysto guryahood.
Duqa Muqdisho ayaa sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaa inta dhiman iney ka dhameeyaan gobolka Banaadir isla markaana ay ka hortagayaan cid walbo oo xoog ku heysta hantida iyo guryaha shacabka Muqdisho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:34 and have

