daajis.com:- Nin kunool dalka Malawi aya xabsiga la dhigay kadib markay dunida ogaatay dhaqan xun oy aaminsanyihiin dadka reer Malawi.Ninkan aya qaba cudurka HIV/AIDS isla markaan lugu siiya lacag sii u bikra jabiyo gabdhaha da’doodu kabilaanato 12 sano iyo ka badan.
Ninkan ayey bulshadu ka aaminsantahay wanaag isla markaana gabar uun bikra jabiniin la guursan maayo, oo waa caado in u ninkaa soo farsameeyo si uu oga warbixiyo gabarnimadeeda.
Ninkan oo magac wayn kuleh bulshada rer malawi aya lugu naaneysa HYENA ama Waraabe.Halkan waxa kugu diyaar ah isoo laga waraysanayo inta gabar uu soo maray iyo isago la xiray..
HALKAN KA DAAWO ISAGO LA WARAYSANAYO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at