DAAWO: Barnaamijka Dood Wadaag oo Axmed FIQI iyo Wasiir XIDIG ku sigteen Inay Gacanta iskula tagaan

DAAWO: Barnaamijka Dood Wadaag oo Axmed FIQI iyo Wasiir XIDIG ku sigteen Inay Gacanta iskula tagaan

daajis.com:- Telefishinka Universal ee Afka Soomaaliga wax ku tebiya ayaa waxa xalay ka baxay dood wadaag aad uxamaasad badnaa iyadoona Xalaadu ay noqotay in la isku sigtay gacanta la iskula tago.

Wasiiru dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig iyo Xoghayaha Xisbiga Daljir Axmed Macalin Fiqi ayaana dood Adag dhexmartay.

Axmed Macalin Fiqi ayaa goobta kasoo bandhigay waxyaabo Sir ah oo qarsoon isagoo tibaaxay in Dawlada Soomaaliya ay af qabasho ku heyso dadka Soomaaliyeed.


Wasiir Xidig ayaa si maldahan usheegay inay Axzaabta weli aan la aqoonsan isa soo diin waan geliyaan sharcigana soo maraan taasi oo si kulul uga xanaajisey Axmed Fiqi kuna tilmaamay warkaasi mid uu Wasiirku Hanjabaad Xisbiyada ugu jeediyey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada