daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Muqdisho ay shacabka Kasoo Jeeda beesha Habargidir ay ka Bilaabeen kacdoon iyo banaanbax ay uga soo horjeedaan dhul boobka ka socda magaalada Muqdisho, Wasiir Odowaa ayaa la sheegay inuu maanta dadkiisa u muujiyay hiil walaalnimo, wuxuuna xaqiiqsaday in dagaalka uu ku socdo Habargidir oo barakicinta iyaga lagu hayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at