daajis.com:- Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Juballand ayaa sheegay inay hakiyeen Qaxootiga Soomaalida ah ee laga soo celinayay xeryaha Dhadhaab ee gobolka waqooyi bari Kenya.
Arintan ayaa maamulku u sababeeyey kadib markii sida ay sheegeen looga baxay ballan horey looga qaaday oo aheyd in dadka la soo celinayo la siinayo adeegyada ay u baahan yihiin marka ay gudaha Soomaaliya ku soo noqdaan.
Maamulka ayaa sheegay inay Qaxootiga ay haatan ku hakiyeen magaalada Dhoobley aysanna ogolaan doonin inay halkaas ka soo gudbaan, Sidoo kalana waxay sheegeen inay Keeneen Culays iyo Xaalad Amaan daro ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:56 and have
, Published at