daajis.com:- Cumar Suleemaan oo ka tirsanaa Ciidamada Cirka ee Soomaaliya, Kana Gaadhay Derajada Gaashaanle Sare, ayaa si adag uga hadlay Booqashadii Madaxwaynaha Soomaaliya uu ku tagay magaalada Jig-jiga.
“Booqashadii Madaxwayne Xasan Sheekh ee Jigjiga waa ‘gaf cad.. iyo dhabar jabin la dhabar jabinayo midnimadii iyo qaranimadii Soomaaliyeed.'” ayuu yidhi Cumar Suleemaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at