daajis.com:- Nin ayaa tuulada Kiambereria, ee deegaanka Molo ku gubay isaga iyo laba carruurtiisa aha ka dib muran qoyska dhexdiisa.
Deriska ayaa u sheegay warbaahinta in ay arkeen holac weyn oo ka baxaya guriga abbaaraha sagaalka habeenimo iyagoo intaa raaciyay in qoyska in muda ahba ka dhaxeeyay khilaaf ka hor dhacdada nasiibka daran.
Xaaska ninka ayaa la sheegay in iyada iyo ilma hal sano jir ah ka baxsatay ka hor inta guriga uu holaca qabsanin. Taliyaha bilayska Molo Paul Rono ayaa sheegay in dhacdada ay baadhi doonaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at