daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa Ciidamo geeyay deegaanada Lagu muransan yahay ee Hoos yimaada Gobolka Awdal iyo Maroodi Jeex (Hargeisa).
Waxagarad iyo Siyaasiyiin ku sugan deegaanka CEEL-LAHELAY, ayaa waxay sheegeen inay dadka deegaanku ay diyaar u yihiin inay ku dhintaan deegaankaasi oo dagaalamaan hadii aan waxba ka hadhayn, Waxayna sheegeen inay kasoo horjeedaan dulmiga maamulka Somaliland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:03 and have
, Published at