daajis.com:- R/wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo shacbiyad ballaaran ku dhex leh Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay Labo Arin oo xasaasi ah.
Ugu horeyn Farmaajo ayaa ka digay in Hantida qaranka loo isticmaalo Doorashada Soomaaliya labo bil kadib ka dhici doonta islamarkaana ay dawlada kula talinayaan inay nabad geliso hantidaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:30 and have
