Wadaadka Xagjirka ah ee Dalka Ingariiska Anjem Choudary oo 10 Sano Lagu Xukumay (VIDEO)

Wadaadka Xagjirka ah ee Dalka Ingariiska Anjem Choudary oo 10 Sano Lagu Xukumay (VIDEO)

daajis.com:- Wadaadka Xagjirka ah ee lagu tuhmayo inuu dhalinyaro badan oo Muslimiin  ah, oo ku sugnaa wadamada reergalbeedka siiba qaaradda Yurub uu u diray inay u Jihaad tagaan dalka Suuriya.

Wadaadkan oo la sheegay inuu Maskaxda ka xaday dhalinyaro badan oo muslimii ah, ayaa waxaa shalay lagu xukumay 10 sano oo xarig ah, iyadoo Xaakimka uu sheegay in ninkani lagu helay cadaynmo muujinaya inuu maskada ka sumeeyay dhalinyaro badan oo Birirtish ah oo markii danbe ku biiray  ururka Isis/Daacish.


Anjem Choudary oo soo abaabiyay dhalinyaro badan oo falal argagixisonimo ah ku kacay, ayaa iska fohgeeyay inuu ku lug leeyahay arimahaasi, sheegayna inuu waligiis qofna ku amrin inuu aado dalka Suuriya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada