Daawo Video: Xildhibaano iyo Wasiir ku Baaqay in Lala dagaalamo diiwan gelin Maamulka Somaliland uu qorsheeyay

Daawo Video: Xildhibaano iyo Wasiir ku Baaqay in Lala dagaalamo diiwan gelin Maamulka Somaliland uu qorsheeyay

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Buuhoodle Kulan ku yeeshay Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka khaatumo, Wasiirka arimaha Gudaha iyo Xubno ka tirsan Golaha deegaanka Buuhoodle.


Xubnahan ayaa ku baaqay in Awood midaysan looga hortago Qorshaha maamulka Hargeisa uu doonayo inuu diiwaan Gelin uga Bilaabo deegaanada maamulka khaatumo, Sidoo kalana waxay Isimada dhaqanka ugu baaqeen inay noqdaan kuwa la shaqeeya maamulka khaatumo, oo aan u shaqaynin maamulada Cadowga ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada