Muuqaal: Maamulka S.land oo Jawaab usoo diray Madaxwayne Xasan Sheekh

Muuqaal: Maamulka S.land oo Jawaab usoo diray Madaxwayne Xasan Sheekh

daajis.com:- Maamulka Hargeisa ayaa ka Jawaab ka bixiyey Hadal kasoo yeedhay Madaxwaynaha Soomaaliya, oo sheegay inaan Siyaasada dalka Qusaynin wax laga sheegay magaalada Hargeisa, Iyo Fariintii ay u direen Xubnaha kasoo Jeeda Burco iyo Hargeisa ee ku sugan magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada