Daawo:- Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Kaalmo gaadhsiiyey Nin ku dhibaataysan Duleedka Burco

Daawo:- Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Kaalmo gaadhsiiyey Nin ku dhibaataysan Duleedka Burco

daajis.com:Wasiirka Arrimaha gudaha Sopmaaliy Cabdiraxmaan Odowaa ayaa wuxuu qaaday tilaabo wanaagsan oo aad loogu farxay, wuxuu lacag degdega u diray nin Maskiina oo magaalada Burco duleedkeeda ku dhibaateeysnaay mudo dheer.


Illaaheey wanaag ha ugu bedelo lacagtaas, waana rajeeynayaa ineysan kaalmadiisa intaas ku ekaan, Dadka kale ee Soomaaliyeedna ay ku daydaan oo ay isku damqadaan, Qofkii walaal Soomaaliyeed u gargaaray wuxuu la mid yahay inuu Soomaali oo dhan u gargaaray.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada