MUUQAAL: Faarax Macalin oo Sharafta ka qaaday Madaxda Soomaaliya Isagoo Qorshahooda soo bandhigay !

MUUQAAL: Faarax Macalin oo Sharafta ka qaaday Madaxda Soomaaliya Isagoo Qorshahooda soo bandhigay !

daajis.com:-  Siyaasiga Faarax Macalin oo horey usoo noqday Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Ayaa wuxuu ka hadlay Xaalada Soomaaliya, wuxuuna sheegay in dhamaan Madaxda, Wasiirada iyo Qaybaha kala duwan ee doonaya inay xilka ka qabtaan Soomaaliya ay yihiin kuwa doonaya Dhaaqaale.


Wuxuu sheegay in madaxdii hada xilka haysay ayna muujin wax dadka Farxad geliya, wuxuuna sheegay inayna doonayn inay dhisanto dawladnimo Soomaaliyeed, Wuxuuna soo jeediyey in Tallaabo adag laga qaado.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada