Wasiirka Biyaha ee Somaliland oo Sheegay In Somaliland ay Tahayn Maamul Hoostaga Dowladda Federaalka (VIDEO)

Wasiirka Biyaha ee Somaliland oo Sheegay In Somaliland ay Tahayn Maamul Hoostaga Dowladda Federaalka (VIDEO)

daajis.com:-Muuqaal la soo dhigay barta Yuutuubka oo Warbaahinta soomaaliland ay aad u hadal hayeen baryahan, ayaa waxaa ka soo muuqday wasiirka Biyaha Soomaaliland Baashe Cali jaamac oo sheegay in Somaliland ay tahay Maamul Goboleed la mid ah Maamulada ka jira dalka soomaaliya islamarkaana ay madaxda Somalilanad shacabka deeganada Soomaaliland ku nool u sheegayaan Been ku aadan in Somaliland ay tahay Dowlad madaxbanaan oo ka goosatay dalka Soomaaliya.

in kastoo aanu kala cadeyn xiliga wasiir baashe laga duubay muuqaalkani hadda aadka loo hadal hayo, ayaa waxa uu wasiirkani yiri sanado ka hor inta uusan xilka qaban, waxaana la yaab leh, sababta keentay  in hadalkani uu hadda u noqday mid  xamaasadiisa wata.


Cali waran-cadde oo ah Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland ayaa sanado ka hor sidaan oo kale sheegay in Somaliland ay tahay maamul gobooleed hoostaga Dowladda Federaalka somaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada