MUUQAAL: Nimcaan Hilaac iyo bandhig Faneedkii Xiisaha Badnaa ee Baydhaba

MUUQAAL: Nimcaan Hilaac iyo bandhig Faneedkii Xiisaha Badnaa ee Baydhaba

daajis.com:- Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay waxaa dhowaan Bandhig Faneed ku qabtay Fanaanka Soomaaliyeed Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac).


Munaasibada ayaa waxaa kasoo qayb galay Boqolaal dad wayne ah iyo Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, Wuxuuna Halkaasi kusoo bandhigay Heeso kala duwan, iyo Qaar cusub Isagooo ku qaaday Afka Maayga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada