XOG:Saraakiishii Ciidamada Ethiopia ugu awooda bandaan oo Hal Magaalo isugu tagay+Maxay Tahay Sababtu…

XOG:Saraakiishii Ciidamada Ethiopia ugu awooda bandaan oo Hal Magaalo isugu tagay+Maxay Tahay Sababtu…

daajis.com:- Taliyayaasha 3-Qaybood oo katirsan ciidmaada Itobiya oo ay weheliyaan Taliyayaasha Gaasaska iyo Taliyayaasha waaxaha sirdoonka milateriga ee 3-da Qaybood, ayuu shir xasaasi ah uga socdaa xarunta Taliska qaybta Konfur Bari Itobiya ee magaalada Harar.



3-da Taliye Qaybeed ee shiraya ayaa naloogu kala sheegay Taliyaha Qaybta dhexe ee ciidamada Janaraal Jamal Mohamed, Taliyaha Qaybta Waqoyi Janaraal Belhai Seyoum iyo Abraham Wolde Marim oo ah Taliyaha ciidamada Konfurta iyo Bariga Itobiya.


Janaraaladan oo ay weheliyaan ilaa 9-Janan oo iyaga kahoose ayuu shirku u furmay Galabnimadii Khamiista waxaana sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil  qaarkooda.



Shirkan ayaa qayb ka ah kulamo is daba Jooga oo saraakiisha sare ee ciidamadu yeelanayeen Todobaadyadii lasoo dhaafay, balse lama rasmiyan waxa uu kusaabsanaa shirkani marka laga reebo mala awaalka ah xakamaynta xasaradaha kasocda Gobolada Waqoyiga iyo kuwa dhexe ee dalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada