daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa waxa uu ka turjumayaa Dacwada muranka Badda Somalia ee ka furan Magaalada Hague Ee Dalka Holland.
Sawir gacmeedka ayaa waxaa lagu matalay Somalia oo la feertameysa Kenya, waxaana sidaa looga itaal roonaaday dowlada Kenya.
Goobta Sawirka lagu matalaaya ayaa waxaa ku sugan Qareenada iyo Goobjoogayaasha Dacwadaasi, kuwaasi oo la dhacsan sida looga itaal roonaanayo dowlada Kenya oo aan heysan wax cadeyn ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:00 and have
, Published at