MUUQAAL: Dooni sidey 600 oo Qof oo Soomaali ku jirto oo ku degtey Xeebaha MASAR iyo Shacab Argagax ka qaaday

MUUQAAL: Dooni sidey 600 oo Qof oo Soomaali ku jirto oo ku degtey Xeebaha MASAR iyo Shacab Argagax ka qaaday

daajis.com:- Doon ay la socdeen qiyaastii dad gaaraya 600 oo qof oo tahriib ah ayaa ku degtey Xeebaha dalka Masar meel ku dhaw Kafr al-Sheikh, sida ay sheegeen ciidamada dalka Masar.


Ugu yaraan 150 qof ayaa la soo badbaadiyey, waxaana la heley 29 qof oo meyd ah ilaa hadda, sida warmaahinta dowladda Masar ay sheegtey.

Doonta ayaa ku jeedey dalka Talyaaniga, sida ay werisey wakaaladda wararka ee MENA oo xiganaysa warbixin ay ka heshey ciidamada Masar.

Waxaa la aaminsan yahay in dadka doonta saarnaa ay u badnaayeen Afrikaan u dhashey dalalka Bariga Afrika sida Soomaaliya oo kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada