Daawo: Hordhaca Waraysi uu bixiyey Ismaciil Hure Buubaa “Islaan u dhalatay Biyo-maal oo ina aqoonsata ayaa fiican

Daawo: Hordhaca Waraysi uu bixiyey Ismaciil Hure Buubaa “Islaan u dhalatay Biyo-maal oo ina aqoonsata ayaa fiican

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Hordhaca Waraysi Tv-ga KALSAN uu la yeeshay Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa, oo lagu waydiisay Su’aalo kala duwan, Wuxuuna ka sheegayaa inaan Qorshaha Jabhadii SNM ahayn inay ka Soomaali ka goostaan.


Dhinaca kale wuxuu  ka hadlay Ictiraafka uu maamulka Hargeisa ku Wareeray, Wuxuuna sheegay  in Loo tago Dalka IRELAND ee ku yaala Yurub, inay Uga muhiim san tahay Islaan/Haweenay u dhalatay Beesha Biyo-maal oo Marka Joogta sii Aqoonsi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada