daajis.com:- 1- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyay ee Dega Xaramka ineey aheyd haweeneey waana Haajara
2- Ma ogatahy Qofkii ugu Horeeyay ee Rumeeyay Rasuulka CSW, iney aheyd Haweeney waana Khadiijah Bint Khuweylid.
3- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dhiigiisa islaamka u Daadiyey iney aheyd Haweeneey, waana Sumaya (Cammaar Aala Yaaser Hooyadiis).
4- Ma ogtahay in ilaahey soo Dejiyay Suurad dhan taas oo loo gaar yeelay Dumarka, waana Suuratu Nisaa.
5- Ma ogtahay in Khudbatu Wadaac uu Rasuulku CSW, yiri (Dumarka waxaan idiin Dardaarmayaa Khayr) uuna ku cel celiyay Saddex jeer
6- Ma ogtahay in Rasuulka CSW, uu yiri:- Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood isla markaana Edbiya ee Wanaajiya Edbintooda waxay u noqoneyaan kuwo Naarta ka Xoreeyo
7- Ma ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.

ALLOOW HOOYOOYINKEENA IYO DUMARKA DHAMAAN NOO XAFID.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:23 and have
