Daawo:- Askari ka Tirsan Ciidamada Galmudug oo ka Badbaaday Duqayntii

Daawo:- Askari ka Tirsan Ciidamada Galmudug oo ka Badbaaday Duqayntii

daajis.com:- Duraan Siciid Carab oo kamid ah Ciidankii Galmudug ee kasoo badbaaday Weerarkii Duqaynta ahaa ee dhowaan lala beegsaday ayaa ka warbixiyey Sida ay wax u dhaceen.


Arinta la xidhiidha Duqayntii Duleedka Gaalkacyo ayaa abuurtay Xiisad wayn, Iyadoo sidoo kalana Kooxda Al-shabaab ay sheegtay inayna Jirin wax ciidan ah oo Aaga duqaynta ka dhacday ka Joogay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada