daajis.com:- Wariye Daahir Cabdule Calasow ayaa wuxuu soo bandhigay Inta uu ka yaqaano, Ragii ay Puntland shaacisay inay ka danbeeyeen Qaraxyadii magaalada Gaalkacyo.
1.Maxamed Nuur Jaamac ama Bashiir Maxamed Nuur oo loo yaqaano “BINU MAXAMED”
Da’diisa: 40-45 sano jir,ku dhashay Gaalkacyo, Beeshiisa Cumar Maxamuud/ Reer Mahad, Shaqadiisa Madaxa Qaraxyada Al-shabaab ee Gobollada Puntland.
2.Nuur Maxamed Cabdullaahi ama Nuur Cabdullaahi Diini oo loo yaqaano “NUUR DEEQ”
Da’diisa 45 sano jir, ku dhashay Koonfurta Gaalkacyo, Beeshiisa: Sacad/ Reer Hilowle,Shaqadiisa: Madaxa Qaraxyada iyo dilalka Al-shabaab ee Gobolka Mudug.
3. Cabdulqaadi Xaaji Yuusuf oo ku dhashay Gobolka Mudug, Beeshiisa Dir/ Qubeys.
4.Cabdishakuur Mire oo ku dhashay Koonfurta Gaalkacyo,Beeshiisa Sacad/ Reer Nimcaale.
5.Muxiyadiin Dakharre oo ku dhashay Koonfurta Gaalkacyo, Beeshiisa Sacad / Reer Hilowle.
6- Cabdullaahi Fanax oo da’diisa: 22 Sano Jir ku dhashay Ceel-waaq Beeshiisa: Marreexaan/ Uur midig. Wuxuu isku qarxiyey Xarunta Dawalda Hoose ee Gaalkacyo.
HALKAN KA DAAWO MUUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at