MUUQAAL: Dagaal dhaliyey Dhimasho iyo dhaawac oo dhexmaray Beelaha Habar-yoonis iyo Habar-jeclo

MUUQAAL: Dagaal dhaliyey Dhimasho iyo dhaawac oo dhexmaray Beelaha Habar-yoonis iyo Habar-jeclo

daajis.com:-  Waxaa dagaal ku dhexmaray dagaanka Dogoble ee ka tirsan tuulada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag, beelaha Habar-jeclo iyo Habar-yoonis, Kaasi oo dhaliyey Khasaare isagu jira dhimasho iyo Dhaawac.


Waxaa laga kala yaacay tuulada Ceel Afweyn oo ay wada dagaan labbada beelood, iyaga oo isla goobtaana dhawaan dagaal ku dhex maray,  Ilaa hadda lama hubo inta qof ee ku dhimatay ama ku dhaawacantay, isku dhaca beelahan ayaa ah mid muddo badan soo jiitamaayey,

C.raxmaan Cirro oo Caawa Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa Baaq Nabadeed u diray Labada dhinac, Isagoo sheegay inuu dagaalku dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada