daajis.com:- Wasiirkii Hore ee Airmaha debeda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa wuxuu soo saaray Hees Cusub oo loogu magacday INA JIMIC-BIROOW TOOS, Waxaana ku luu qaynaysa Fanaanada Safiya Tusmo.
Heestani waxay si toos ah ula hadlaysaa Prof: Axmed Ismaaciil Samatar iyo Maamulka Somaliland sidoo kale Madaxda Dalka Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at