MUUQAAL: C.wali Gaas oo ka hadlay Go’aanadii Shirkii Madasha iyo Hadal Kasoo yeedhay Odayaasha Isaaq

MUUQAAL: C.wali Gaas oo ka hadlay Go’aanadii Shirkii Madasha iyo Hadal Kasoo yeedhay Odayaasha Isaaq

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa maanta kusoo noqday magaalada Garoowe, Wuxuuna ka hadlay Shirkii Madasha ee kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho Iyo Go’aanadii kasoo baxay.


Dhinaca kale C.wali gaas ayaa wuxuu ka hadlay Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Beesha Isaaq ee ku sugan Muqdisho, Kuwaasi oo ka Horyimid Xubno Puntland loogu daray, Islamarkaana sheegay inay Puntland tahay Laba gobol iyo badh “Nin Xamar Jooga Puntland iyo Axwaasheeda kama hadli karo, Waan garanayaa Nimanka meesha ka hadlaya ee Marna Leh Somaliland ayaan nahay, Marna Dir Waqooyi” Ayuu yidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada