daajis.com:- Ciidamada ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen Muqdisho ku soo qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu dhibaateeyo bulshada
Gaarigan laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayeey ciidamadu ku qabteen xaafadda loo yaqaano Cali Kamiin ee degmada Warta nabadda, iyadoo ciidamada sida gaarta ah ugu tababaran miinada ay ku guuleeysteen iney ka furan gaarigaasi qaraxyada lagu soo xiray.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at