daajis.com:- Qiso Xanuun badan ayaa dhexmartay Wiil Soomaaliyeed iyo Gabadh uu Jeclaaday, Waxaana Jacaylkoodu Xoogaystay markii uu Wiilka Waxbarasho u aaday Dalka Hindiya, Iyada oo ay Balan iyo Axdi kusii kala Tageen.
Gabadha ayaa mudo kadib Wiilkii Culays ku saartay sidii uu Xaaskiisa uga dhigan lahaa oo u Meher san lahaa, waxayna taasi keentay in Wiilka oo Qoyskoodu ay Sabool ahaayeen, uu Jacaylkiisa Dartiis u iibiyo Kelidiisa, Isagoona aan cidna u sheegin, Intaasi kadibna dalka kusoo noqday oo guursaday Gabadhii.
Intaasi kadib Wuxuu alle kala siiyey Wiil, Waxaana Wiilkii Xaaskiisa Kelida u saaray lasoo gudboonatay Xaalad Caafimaad, Iyadoona markii dhakhtarka la dhigay uu Waalidkiisa iyo Xaaskiisa u sheegay sidii wax u dhaceen, waxaana intaasi kadib Xaaskiisu go’aan ku gaadhay inay u saarto Kelida, Hasayeeshee Dhakhtarkii ayaa wuxuu sheegay inuu Labadii Qaliin ee uu galay aanu ka badbaadi doonin, Gabadhii Qisadu ka dhacday ayaa Ogolaatay in lasoo bandhigay waxayna uga Warantay Abwaan C.risaaq Xaamud Jaylaani.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:57 and have
, Published at