Muuqaal: Australia oo si aan laga Filayn uga hadashay Xaalada Itoobiya

Muuqaal: Australia oo si aan laga Filayn uga hadashay Xaalada Itoobiya

daajis.com:-  Xaalada Dalka Ethiopia oo Meel halis ah Maraysa waayadan, ayaa waxaa soo baxay in reer Galbeedku ay si qoto dheer ooga hadlaan gaar ahaan Wadamadii Siin jiray dhaqaalaha oogu badan oo uu kamid yahay dalka Australia, UK, USA iyo Wadamo Kale.


Hadaba Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka dalka Australia oo lagu magacaabo Anthony Byrne ayaa ka hadlay kacdoonka ka socda Itoobiya ee lagaga soo horjeedo Dawlada Talada Haysa Xiligan, ee ay Hormuudka ka yihiin Qawmiyadaha Oromada iyo Axmaarada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada