Daawo LIVE: dacwadda badda Somalia oo ka socota Maxkamadda ICJ Holland

Daawo LIVE: dacwadda badda Somalia oo ka socota Maxkamadda ICJ Holland

daajis.com:- Waxaa maxkamada caalamiga ee cadaaladda (ICJ) ee magaalada Hague ee dalka Holland ka socota dhageysiga dacwadda dhanka badda ee Kenya iyo Soomaaliya.

Kenya waxaa Qareeno u ah qareeno u dhashay Faransiiska, Mareykanka, iyo UK, halka Soomaaliya ay qareeno u yihiin Soomaaliya iyo ajaaniib kale, waxana  Maanta  la dhageysanayaa caddeymaha Kenya ee dhanka Badda, beri ayaa Soomaaliya laga dhageysan doonaan dacwadeeda kadibna go’aanka maxkamada ayaa xigi doona.

Haddii aad joogtid Maxkamadda ICJ,  haddii aad tahay Somali dhaba,  waxaad toogasho ku xukumi lahayd Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxman Cabdishakuur ?

Qareenadii iyo Xeer ilaaliyahii Kenya waxeey leeyihiin “Anagga heshiiskaan ayaan galnay oo waxaa noo saxiixay ragaas, Ra’isulwasaarahii ayaa weli nagu garab taagan, maxaa nagala rabbaa, madaxda Somalidu maaha dad qoowl leh” Seddex Lawyer oo hadashay mid walba wuxuu la soo taagan yahay MOU Agreement , MOU Agreement, MOU Agreement ? maxeey ku jawaabayaan kuwii heshiis beenaadkaas saxiixay ee Laaluushka qaatay ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada